Madarasada Mama Habiba

Dufcad Cusub — 2026

Xifdiga Qur’aanka & Tajwiidka — Bilaash • Online (Kismaayo + Wadamada kale)
Poster-ka Dufcad Cusub — Xifdiga Qur’aanka iyo Tajwiidka, Macallimad Ahlaan Maxamed Xirsi Cumar
AH
La kulan macallimadda

Macallimad Ahlaan Maxamed Xirsi Cumar

Macallimad ka tirsan Madarasada Mama Habiba

Soo koobidda aqoonta iyo khibradda Macallimad Ahlaan Maxamed Xirsi Cumar

Macallimad Ahlaan waxay leedahay aqoon Qur’aan, Tajwiid iyo culuum Islaami ah, tababar macallinnimo iyo waxbarasho jaamacadeed. Poster-kan wuxuu soo koobayaa waxbarashadeeda iyo khibraddeeda.

Isdiiwaangelintu bilaabatay01-09-2026
Waxayna ku egtahay15-09-2026
Is Diiwaangeli Hadda

Ku bilow safarka Qur’aanka

Fadlan geli magacaaga oo buuxa.
Fadlan geli wadanka/magaalada aad joogto.
Fadlan geli da'daada (15+).
Fadlan geli lambarka taleefankaaga.

Marka aad gujiso “Dir”, waxaa lagu geynayaa WhatsApp-ka Macallimad Bahjo Adam si aad u dhammaystirto diiwaangelinta.

SOO WAC / WHATSAPP+252 61 919 6920Macallimad Bahjo Adam